Ilhaan cumar
iyo sedex musharax oo kale oo soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashda
qeybteedii hordhaca ahayd ee xisbiga dimuqraadiga ah ee gobolka Minnesota,
kadib markii ay kasoo adkaadeen meelna ay soo saareen musharaxiintii kale ee la
tartameysay, waxa ayna haatan iku diyaarinayaan doorashada ay kaga hortagayaan
xisbiga Jamhuuriga
Senator Omar
Farah ayaa dib u helay kalsoonida xisbigiisa halka dhinaca kale Zeynab Mohamed
ay ku soo baxday doorashadii kursiga Aqalka sare ee Gobolka Minnesota, si
kastaba ha ahaatee Samakaab Hussein ayaa isagana ku guuleystay doorashada
xildhibaan Aqalka Hoose ah.
Ugu dambeyn
ilhaan iyo saddexda musharax ee kale ayaa isku diyaarinaya doorasho adag oo
kaga hortagi doonaan xubnaha xisbiga Jamhuuiga

1 Comments
Good news walaal markasta soo badi wararka update ah waxaana kamid ahay dadka sida tooska ugu xeran
ReplyDelete