Madaxweynaha soomaaliya ayaa goor sii horeysay ka hadlay dagaal ku dhex maray ciidamada dowladda iyo ku wa shabaa degaan ka tirsan gobolka shabeelaha hoose
Dagaalka ayaa waxa uu sheegay in uu ka fhacay deegaanka jilib ee degmada marko
Madaxweyne xasan shikh faahfaahin dheeri ah kama bixin balse waxa uu sheegay in ay sii wadayaan dagaalada ka dhanka ah shabaab hadalkaan ayaa waxa uu ka sheegay masjidka shuhadaa salaadii jimcaha kadib
.jpeg)
0 Comments