ILHAN OMAR OO GUUL WEYN KA GAARTAY DOORASHOOYINKA MAREYKANKA

 


Ilhaan cumar iyo sedex musharax oo kale oo soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashda qeybteedii hordhaca ahayd ee xisbiga dimuqraadiga ah ee gobolka Minnesota, kadib markii ay kasoo adkaadeen meelna ay soo saareen musharaxiintii kale ee la tartameysay, waxa ayna haatan iku diyaarinayaan doorashada ay kaga hortagayaan xisbiga Jamhuuriga

 

Senator Omar Farah ayaa dib u helay kalsoonida xisbigiisa halka dhinaca kale Zeynab Mohamed ay ku soo baxday doorashadii kursiga Aqalka sare ee Gobolka Minnesota, si kastaba ha ahaatee Samakaab Hussein ayaa isagana ku guuleystay doorashada xildhibaan Aqalka Hoose ah.

 

Ugu dambeyn ilhaan iyo saddexda musharax ee kale ayaa isku diyaarinaya doorasho adag oo kaga hortagi doonaan xubnaha xisbiga Jamhuuiga

Post a Comment

1 Comments

  1. Good news walaal markasta soo badi wararka update ah waxaana kamid ahay dadka sida tooska ugu xeran

    ReplyDelete