Qaraxa ayaa jugtiisa lags maqlay JOWHAR iyo tuulinka ku dhaw, waxaana
maalmahaan JOWHAR ka dhacaya qaraxyo is xig xiga
Wararka ayaa waxay intaasi Ku darayaan in qarax uu dhacay abaarihii 6:45pm.
waxaana dhaawac uu kasoo gaaray 3 kamid ah askartii ilaalada u ahaa hotel city jowhar iyo haweeney la sheegay in ay raashiin Ka kariso hotelka.
Waa markii ugu horeysay qarax lala eegto hotelkaan wixii kasoo kordho Kala soco wararkeena dambe..

0 Comments