Ilaa iyo hada lama oga ujeedaa ka dambeysa qaraxaan dadka deegaanka ayaa Soo wargeliyay laamaha amaanka iyadoo Isla markiiba ay gaareen ciidamada atmis ee nadabad ilaalinta u joogaa jowhar.
Si kastaba ha ahatee waxaa dadka deegaanka la faray inery ka fogaadaaan kala soco wixii ku Soo kordha warakeena dambe.

0 Comments