Ciidamada haramcad ayaa hadda soo afjaray tiro yar oo alshabaab ah oo shalay gudaha u galay hotel hayat
Howgalkaan oo saacid fara badan qaatay ayaa ugu dambeyn ciidamada sida gaarka u tababaran ee haramcad waxaa u tuurto gashay in ay dad badan oo ay ku jiraan carruur ay kasoo bad baadiyaan nimankui naftood hurayaalka ahaa ee shalay xooga ku galay gudaha hotelka hayat
Howlgalka ayaa hadda si rami ah u soo gaga gaboobay iyaddoo San wali la xaqiijinin tirade laamiga ah ee ku dhimatay gudaha hotelka kala soco warkeena dambe.




0 Comments